Video:-Madaxweyne Deni oo daah furay dhismaha wajiga labaad ee Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo

Golis keliya,ayaa 2,500 fuusto ku deeqday.

Sidoo kale Wasaarada Waxbarashada 1,000 Fuusto.

Lanbar kale oo aad u badan,ayaana la helay isugeynta tirada Gudida,ayaa laga sugayaa.

Waxaa la isku dhex wadaa shacab,shirkado iyo wasaradaha Puntland oo dhamaantood wax ku deeqey.

Lanbaro kala duwan sida 100, 200, 50 iwm.

Shaqo fcn ayaa maanta qabsoontay.

Ka qayb qaado Ceeldaahir-Ceerigaabo.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading