Madaxweyne Deni Oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweyne Deni oo mudda 20-cisho ah dalka dibada uga maqnaa,ayaa maanta oo Sabti ah dib ugu soo laabtay caasimada Garowe.

Madaxweyne Deni waxaa garoonka kusoo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha iyo maamulka gobolka Nugaal.

Deni,ayaa markii uu Garoonka ka soo degay, wuxuu si toos ah ugu gudbay Qasriga Madaxtooyada, isagoo wax war ah siin Sxaaafada kana warbixin safarkiisi magaalada Dubai ee dalka Imaaraaadka Carabta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading