Garoowe: 14 June 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminayo oo kasoo laabtay ka qeybgalka Caleemasaarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa galabta lagu soo dhooweeyay Garoowe.



Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.