Madaxweyne Deni oo dib usoo celiyay Ciidamadii…

Dib,ayuu usoo celiyay Ciidankii Madaxweyne Deni goor dhawayd,kadib markii gees walba qaylo dhaan uga tagtay.

Ciidan kooban oo PSF ah,ayaa hada banaanka xaruntooda usoo baxay,soona aaday dhanka Magaalada,mana jirto wax la hadlay iyaga Ciidamadii kalena waa isa salaameen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading