Madaxweyne Deni oo fashiliyay Dimuqraadiyadii Dadweynaha Ee Puntland

Dimuqraadiyadii Qof iyo Cod Deni,ayaa fashiliyay oo ka dhigtay wax uu ku gaaro mudo kororsi.

Hadafkiisu,waa 2-Sano oo uu 2026 iyo Doorashada Somaliya ku gaaro in uu helo.

2-daas Sano,waxay ka caawinaysaa in uu Puntland sii xukumo oo soo xusho markale Xildhibaanada Fadaraalka kuna urursado Dhaqaale.

Aragtidii ahayd Doorasho Dadweynuhu codeeyaan halkaas,ayuu uga tagey umana soo jeedo.

Markay halkaa marayso,waxaa na qabta in aanan qayb ka noqon mudo kororsi PL jiritaankeeda khatar galinaya.

Wax kalaba ha joogtee hadaanan helayn Dimuqraadiyad Bulshadu codayso yaysan naga lumin mideenii 8-da Janaayo ee awooda sida Nabada ah loola kala wareegi jiray.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading