Madaxweyne Deni oo gaaray Bosaso mudo…..

Madaxweynaha Puntland,waxa uu gaaray Bosaso kadib mudo dheer oo uu ku Shaqaynayay Carmo.

Abaabulka iyo isku dubaridka Hawlgalka sifaynta argagixisada ee Labada Buurood,ayuu Carmo ufadhiyay.

Diyaarintii hawlgalkaas,waa soo dhamaaday,waxayna Ciidamadii ukala jihaysteen Labada Buurood.

Bosaso,waxaa imaanaya Beri ama Saadanbe wefti sare oo Maraykan ah,kuwaasoo la kulmaya MW Deni.

Bosaso,waxay ku jirtaa xilli ka mid ah xilliyadii ay ugu wacnayd dhan walba.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading