Madaxweyne Deni oo galabta ka baaqday Dhuusamareeb

Madaxweyne Deni waa ka baaqday galabta Dhuusamareeb,waxuuna ku aadan yahay sida la filayo beri ama saadanbe galab.

Haatan Deni waxuu ku sugan yahay Jabuti sida ay ii xaqiijiyeen ilo muhiim ah.

Beesha caalamku waxay aad uxoojinaysaa in Shirka Dhuusamareeb layskugu tago oo heshiis lagu gaaro.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading