Video:-Madaxweyne Deni oo ganafka ku dhuftay shirka Jabuti

“Wada hadal walba oo lala galo Maamulka Somaliland oo aysan Puntland qayb ka ahayn ma aqbali doono”Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Deni waxuu yasay kulanka Jabuti oo uusan waxba kasoo qaadin.Haldoorka qadiyada iyo siyaasada Puntland uqareemaa waxay hadalkiisa u arkaan mid meeshiisii dhacay .

Waa muhiim in saxaafada,siyaasiyiinta iyo Bulshaduba mucaarad iyo muxaafid ku garab siiyaan Madaxweynaha qadiyadaha masiiriga ah.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading