Madaxweyne Deni oo ganafka ku dhuftay waxa kasoo baxay Shirkii Xamar

“PL ma khuseeyo waxa ka socda Madasha Wadatashiga Qaran,marka horana teeday ku filnaanaysaa oo gudaheeday isla Xisaabtamaysaa,kadibna Somalida kale ayay la xisaabtamaysaa ma jiri doonto caadifad danbe oo aan ku raadino Qaran Somaliyed”Ayuu yiri MW Deni.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

Madaxweyne Deni runtii,wuxuu dul istaagtay Qodobo muhiim ah si loo helo Qaranimo sax ah.

Dowladnimada Somaliya,waxa hor taagan ee caqabadaha ku ah,ayuu iftiinshay Madaxweyne Deni.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 2-aad

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading