Madaxweyne Deni oo goor-dhaw magacaabaya xubnaha Puntland ku matalaya Guddiyada Doorashooyinka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa in uu saacadaha soo socda magacaabo min laba xubnood oo Puntland uga mid noqonaya Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka.

Sidoo kale, Madaxweyne Deni ayaa ayaa magacaabaya Guddi-hoosaadka heer Puntland oo Arrimaha Doorashada kala shaqayn doona Guddiga Doorashooyinka heer Federaal.

Warar kasoo baxaya Madaxtooyada ayaa sheegaya in haatan ay diyaar yihiin dhammaan xubnahaasi kala duwan, kadib markii xal rasmiya laga gaaray khilaaf saacadihii u dambeeyay ka taagnaa magacaabistooda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading