Madaxweyne Deni oo hakiyay Agaasimayaal iyo Gudoomiyayaal uu xilka ka qaadi lahaa

Caawa waxaa la hakiyay shaacinta Agaasimayaal Guud iyo Gudoomiyayaal xilalka laga qaadi lahaa iyo kuwo kale oo la magacaabi lahaa.

Sababta loo baajiyay waa dhacdada Gaalkacyo ka dhacday danqasho loo muujinayo darteed.

Ma cada goorta lasiin dayn doono wareegtadaas.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading