Madaxweyne Deni oo hanbalyo udiray Madaxweynaha la doortay Ee Kenya

Madaxweynaha Dowlada Puntland ee xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa bogaadin udiray Madaxweynaha la doortay ee Kenya Ruto.

Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook Madaxweyne Deni,ayuu ugu hanbalyeeyay Madaxweyne Ruto.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading