Madaxweyne Deni oo is-bedel ku sameeyay Magaca mid kamid ah Wasaaradaha DPL (Akhriso)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ayaa Magacii looga Bedelay Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland.

Madaxweyne Deni oo cuskanaya Dastuurka Dowladda Puntland iyo Magacaabistii Golaha Xukuumadda cusub ee 10 bishan Febaraayo, waxaa uu sheegay in Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada, loo bedelay Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland.

Akhriso Wareegtada kasoo baxday Madaxweyne Deni.

IDIL NEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading