Madaxweyne Deni waa diiday ka qaybgalka Shirka Xamar si rasmi ah.
Wararka qaar,ayaa sheegaya in uu Zoom uga qaybgalayo lamase hubo boqolkiiba Boqol.
Shirka waa lasoo koobay Ajandihiisa,waxaana laga dhigay Laba Qodob oo kala ah..
1.Amniga.
2.Dhaqaalaha.
Waxaa Xamar gaaray Madaxweynayaasha Jubaland iyo Hir-shabelle.
Waxaa la sugayaa Madaxweynayaasha KG iyo Galmudug.
Inkastoo war sheegayo in uusan Qoor-qoor imaanayn Shirka,balse ma cada warkaas.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.