Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida AUN Marxuum Wariye Jamaal Faarax Aadan, oo xalay koox hubeysan ay ku dishay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.
Hoos ka Akhriso qoraalka kasoo baxay Madaxtooyada Dowladda Puntland.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.