Madaxweyne Deni oo ka hor-yimid rididdii Ra’iisul Wasaare Kheyre (VIDEO)

Madaxweeynaha Dowladda Puntalnd Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa ka hadlay xilka qaadistii Golaha Shacabka BJFS ay shalay ku sameeyeen Ra’iisul-wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, waxaana uu ka hor-yimid habkii loo maray.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay inay ahayd arinta Muqdisho shalay ka dhacday mid lagu curyaaminayo shirkii Dhuusamareeb iyo waxyaabihii ka soo baxay iyo shirka saddexaad ee la filayo inuu kafurmo Dhuusamareeb.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading