Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay kulan ka dhacay garoonka Aadan-cade

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayo amniga guud ee dalka iyo kan Doorashada oo ka dhacay xarunta saldhiga Booliska ee AirPort -ka Aadan Cadde.

Kulanka waxaa hoggaaminayay Ra’iisal Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qeybgalay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Madaaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka JFS.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading