BUURTINLE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa kormeeray wadada Jalam ilaa Xarfo oo dhismeheedu si wanaagsan u socdo.

Madaxweynaha oo ay weheliyeen xubno katirsan golayaasha Dowladda ayaa si qoto dheer u eegay wadada oo dhowaan dhismeheedu soo gaba-gaboobi doono, isagoona warbixino ka dhegaystey Injineerada gacanta ku haya.

Mas’uuliyiinta shirkadda gacanta ku haysa dhismaha wadada ayaa madaxweynaha iyo waftigiisa u sheegay inay bilaabeen qaybo kale oo laami loo diyaarinayo waxaana ay balan qaadeen inay wadadan ay noqon doonto laami muddo la intifaacsan doono.



Baahintii
Xafiiska Wacyigelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.