Madaxweyne Deni oo kormeeray Wadada Laascaanood iyo Garowe

Garoowe : 30 November 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood, oo uu ku socdo dayactir.

Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Dowladda ee shaqadan gacanta ku haya iyo Injineerada Shirkadda dhisaysa, oo uu maanta kula kulmay deegaanka Buura-wadal oo hadda dayactirka Wadadu marayso.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading