Madaxweyne Deni oo ku booqday hoygooda Beeldaaje Cali iyo Ugaas Xasan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo booqasho ku tegay deegaanka Xiddo ee Gobolka Karkaar, ayaa kulan la qaatay Beeldaaji Cali Beeldaaje Faarax.

Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo booqasho ku tegay Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar, ayaa hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading