Maamulka Deni,waa mudan yahay in lagu bogaadiyo la dagaallanka argagixisada sida uu uga soo dhalaalay.
Guud ahaan Magaalooyinka Puntland,waxay noqdeen kuwo leh amni laysku halayn karo,gaar ahaan Galkacyo iyo Bosaso.
Haatan Ciidanku,waxa uu ku ruqaansaday hawlgalka sifaynta argagixisada ee Labada Buurood oo si weyn loogu diyaar garoobay.
Bulshada PL gudo iyo dibad,waa in ay garab siiyaan Ciidanka iyo Maamulka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.