Madaxweyne Deni oo ku wajahan Degmada Goldogob

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta ku wajahan Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono Maamulka Degmada, Isimada, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale booqan doono Degmooyin iyo Degaano kale oo ah Ciidka Gobalka Mudug, kuwaas oo ay kamid tahay Degmada Bursaalax.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading