Madaxweyne Deni oo ku wajahan Magaalada Gaalkacyo

Tagida MW Deni ee Gaalkacyo xilligan,waa muhiim.

Balse waa in aysan noqon igu sawir iyo Olale doorasho.

Ugu yaraan haduusan MW iska hor marinayn Booyado iyo Cagafyo door ah oo Biyaha nadiifiya yuusan tagin.

Mudug,waa Saldhiga Xisbiga KAAH ee Dowlada,waa in ay heshaa abaalkeeda iyo mudnaanteeda.

Baahi weyn oo nadiifinta Biyaha ah,ayaa ka jirta Gaalkacyo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading