Madaxweyne Deni oo kulamo ka wada Garoowe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasaddeedka KAAH, ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta iyo xubnaha Ururka KAAH.

Kulanka oo ka dhacay xarunta dhexe ee Urur Siyaasadeedka KAAH, Madaxweynaha oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Ururka ayaa warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta iyo xubnaha kale ee ururka, waxaana uu bogaadiyey shaqada wanaagsan ee la qabtay iyo sida ay u socoto qorshaha hirgelinta dimuqraadiyadda Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading