Madaxweyne Deni oo kulan la leh Siyaasiyiinta iyo Ururada Bulshada rayidka ah

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa caawa kulan kula leh Madaxtooyada Garoowe Siyaasiyiinta, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Puntland, kuwaas oo uu kala tashanayo xaalada cakiran ee Soomaaliya iyo Mowqifka Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale tallooyin ka dhageysanaya Siyaasiyiinta iyo Bulshada uu la kulansan yahay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading