Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kulan la qaatay Guddiga dhismaha ee Dekadda Garacad.
Kulanka waxaa looga hadlay dhameystirka wejiga koowaad ee Dhismaha Dekadda Garacad, ka howlgelinta hay’addaha Dowladda Dekadda Garacad iyo horumarinta mashaariicda ku xeeran.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.