Madaxweyne Deni oo kulan la yeeshay Guddiga Gurmadka Fatahaada Qardho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-gudoomiyey shirlooga hadlayey saamaynta balaaran ee ay ku yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay degmadda Qardho, kaas oo sababay dhimasho, burbur hantiyeed iyo barakac balaaran.

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa kala hadlay Guddiga sare ee Gurmadka Fatahaada Degmadda Qardho ee Gobolka Karkaar sidii qiimeyn loogu sameyn lahaa khaasaraha ka dhashay si deg deg wax looga qabto.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading