Madaxweyne Deni Oo kusii jeeda Bosaso

Madaxweyne Deni waxaa dhici karta in 48-saaca ee soo socota uu gaaro Bosaso xarunta ganacsiga Puntland.

Hawlgalo amaanka lagu xoojinayo,ayay Ciidamada PSF ka wadeen guud ahaan Gobolka Bari,gaar ahaan Bosaso dhawrkii maalmood ee lasoo dhaafay.

PSF hawlgalada amaan xoojinta ah ee ay wadaan ilaa iyo hada waxay ka gaareen guulo la taaban karo sida ay xaqiijinayaan ilo lagu kalsoonaan karo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading