Madaxweyne Deni oo kusii jeeda Bosaso iyo Doorashada Kuraastii Xildhibaanada oo bilaabanaysa

Teendho lagu dooran doono Doorashada Kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Fadaraalka,ayaa gabagaba maraysa.

Teendhada,ayaa laga dhex dhisay gudaha garoonka Diyaaradaha Bosaso dhanka xiga Xeebta oo udhow Xaruntii PIA.

Madaxweyne Deni,ayaa tegi doona Bosaso maalmaha soo socda,sida wararku sheegayaan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading