Madaxweyne Deni oo kusii jeedaa Gaalkacyo

Bander-Salaama: 05 August 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay deegaanka Bander-Salaama ee degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading