Madaxweyne Deni oo kusoo laabtay Garoowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdiga uu hoggaaminayay ee muddo bil ah ku sugnaa Muqdisho, waxay galabta dib ugusoo laabteen Garoowe.

Madaxweyne Deni ayaa kulamo la qaadan doona saacadaha soo socda Golayaasha Dowladda Puntland, Isimada dhaqanka, Siyaasiyiinta, Ganacsatada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Puntland, isagoona intaas kaddib la hadli doona Saxaafadda kuna dhawaaqi doono go’aanada Puntland ee marxalada Dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading