Madaxweyne Deni oo la dhaliilay fahamkiisa maskaxeed

Madaxweyne Deni mahan Nin qalbi xun sida laysku raacay.

Balse dhawr ciladood oo khatartooda leh,ayaa laga arkay qiimayntii udanbaysay oo lagu sameeyay,kuwaasoo kala ah….

B.Nin dhagweyn ah oo faham liita oo aad isleedahay ma caqli badna.

T.Nin hadba qoladii ku danbaysaa ay ku shuban karto ama badali karto.

Dhanka kale waxuu leeyahay dhawr qodob oo astaan fiican ah dalka iyo dadkana dani ugu jirto,kuwaasoo kala ah…

B.Nin xushmad badan oo qadarin leh.

T.Nin damqasho u leh dalka iyo dadka.

Qiimayntan,waxaa soo sameeyay haldoor reer Puntland ah oo la kulmay wax badana kala xaajooday.

Astaamaha dhaliilaha xooga badan ah ee laga soo sheegayo Madaxweynaha,ayaa waxaa walaac xoogan ka muujiyay bulshada Puntland oo baahi uqaba hogaamiye dhiiran oo maskax furan xiligan xasaasiga ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading