Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan qado sharaf kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo, Isimada iyo madaxda dhaqanka ee Gobolka Mudug.
Kulanka waxaa ka qeybgalay xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda sida Xildhibaano iyo Wasiiro, waxaa sidoo kale ka qeybgalay Lateliyayaal Madaxweyne, Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Kan Degmada Gaalkacyo.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.