Madaxweyne Deni oo la kulmay safiirka Finland ee Soomaaliya+VIDEO

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya Erik Lundberg iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Waxay ka wada hadleen Xaaladda Guud ee Soomaaliya, si gaar ah Puntland iyo mashaariicda horumarin ee Dowladda Finland ka taageerto, sida arrimaha Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhallinyarada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading