Madaxweyne Deni oo la kulmay Safiirka QM James Swan (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ambassador James Swan.

Kulanka oo ah mid qaatay saacado badan ayaa looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka Dalka iyo Shirka DFS iyo Dowlad Gobaleedyada ee la filayo inuu ka furmo Muqdisho.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading