Madaxweyne Deni Oo laga yaabo in uu beri dalka dib ugu soo laabto

Madaxweyne Deni beri waxay ubadan tahay in uu Puntland kusoo gaaro safar madax tusid ah oo uusan mudo badan kusii nagaadi doonin gudaha.

Dhakhaatiirtiisu waxay usheegeen in uu dhaqdhaqaaqa badan iska ilaaliyo oo xataa uu ka fogaado buuqa intii mudo ah.

Madaxweynaha oo aan haysan fasax hawl fara badana ay gudaha ka sugayso,ayaa ku adkaystay in uu baxo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading