Madaxweyne Deni oo lagu amaanay midaynta reer Puntland Ee uu ka hawlgalay

Shaqo wacan,ayuu qabtay Madaxweyne Deni.

Sidaa haduu Wadanka kuwado oo Nabadoonka Umada mideeya ahaado waa guulaysanayaa.

Haka fogaado qaraaba kiilkii,xiditinimadii iyo Dowladnimadii Xaafadaha ku dhex wareegaysay.

Fursad weyn,ayuu haystaa oo uu taariikh uga tagi karo Kuna dhamaystiri karo hankiisa.

Boqor Burhaan iyo Bahdir waa la heshiiyay.

Suldaan Garaase iyo Abokor Ciise waa la heshiiyay.

Mudug iyo Bari maahdcin,ayuu ugu tagayaa.

Sanaag iyo Sool waa booqanayaa dhawaan.

Midaynta gudaha PL ,waa Shaqada ugu horaysa ee hortabinta ah.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading