Madaxweyne Deni oo maalinka beri ah uduulaya Kismaayo

Madaxweyne Deni maalinka beri foog waxuu u anba bixi doonaa isaga iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo caasimada Kmg ah ee Jubaland.

Madaxweynaha iyo waftigiisu waxay Kismaayo kaga qaybgali doonaan caleema saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Axmed Maxamed Islaam.

Ka qaybgalka caleema saarka Axmed Madoobe ee Puntland waxuu ugu fadhiyaa Jubaland qiimo sare.

Wafti ka socday Dowlada Fadaraalka ah oo yimid Bosaso,ayaa ku guuldaraystay in ay ku qanciyaan Puntland ka baaqashada caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading