Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, ku magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Maraykanka.
Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Markuu Arkay : Dastuurka Dowladda Puntland.
Markuu Arkay: Baahida loo qabo in la xoojiyo xiriirka ka dhexeeya Dowladda Puntland iyo Qurba joogta Puntland ee ku nool dalka Maraykanka.
Markuu Tixgeliyey: Aqoonteeda iyo Khibradeeda Shaqo.
Wuxuu Xeeriyey:
- Waxaa Mulki Abdisamad Hussein loo magacaabay Wakiilka Dowladda Puntland ee Dalka Maraykanka.
- Xeerkani wuxuu dhaqangelaya Markuu Madaxweynuhu Saxiixo, Wuuna saxiixay.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.