Madaxweyne Deni oo magacaabis sameeyay

Madaxwaynaha Dowlada Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa u magacaabey lataliyihiisa Arrimaha amniga iyo Siyaasadda, Gobolka Mudug, Cabdirizaq Mirre Xasan (Gawiido)

Magaacibstaan uu Madaxwayne Dani uumagacaabey Cabdirisaaq Gawiido, ayaa kadhigan in Maamulka Dani xooga saarayo sidii lagu gaari laha xasilooni waarta oo ka hirgasha Gobolka Mudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading