Madaxweyne Deni oo mamnuucay in Dekedda Boosaaso laga soo dajiyo caagadaha lasoo isticmaalay (Akhriso)

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa mamnuucay adeegsiga Caagadaha lasoo isticmaalay ee ka soo degi jiray Dekedda Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

Qoraal kasoo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Puntland ayaa lagu ogaysiiyay Hay’adaha ku shuquleh in ay fuliyayaan amarkan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading