Video:-Madaxweyne Deni oo maqaam sare uu ku qaabilay Madaxweyne Geelle

Madaxweyne Deni oo maqaam sare loogu soo dhaweeyay Qasriga Madaxtooyada Jabuti.

Madaxweyne Geelle,ayaa qaabilay oo ku soo dhaweeyay Qasriga.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/FYU69Ze3pdM

Soo dhaweynta heerkeedu sareeyo iyo qaabilaada deg-dega ah ee Madaxweyne Geelle usameeyay waftiga Puntland waxay muujinaysaa xiriirka soke ee labada dhinac ka dhaxeeya.

Madaxweyne Deni inta uu joogo Jabuti waxuu sidoo kale la kulmi doonaa wafti sare oo Maraykan ah,isagoo qalinka ku duugi doonaa heshiis Puntland iyo Maraykanka dhexmari doona.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading