Madaxweyne Deni oo qaabilay Macalin Maxamuud

Si maqaam leh,ayaa loogu soo dhaweeyay Macalin Maxamuud Qasriga Madaxtooyada Puntland waxaana qaabilay Madaxweyne Deni goor dhaweyd.

Kulan cabaar qaatay oo ugaar ahaa labada hogaamiye,ayaa kusoo idlaaday isfahan iyo garab istaag Puntland ay umuujisay Wadaadada lagu gardarooday ee maqaamka ku dhex leh Umada.

Puntland waxay utaagan tahay ilaalinta Qaranimada Dalka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading