Garoowe: 12 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Dowladda Puntland Mudane Cawil Shiikh Xaamud.

Qodob Dastuuriya,ayuu jabiyay Wasiirka Cadaalada Fadaraalku kadib markii uu dafiray maqaamka Nidaamka Puntland oo ah Dowlad,balse uu ku sheegay ,wMaamul.

“Dowlada Puntland ee xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka Somaliya”
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.