Madaxweyne Deni oo qorshaynaya in uu Taaraan udhiibo sirdoonka

Gurxan in loo dhiibo sirdoonka Puntland rajadeedu aadbay uhoosaysaa oo xogo lagu kalsoonaan karo waxay sheegayaan in Madaxweynuhu dib uga degay magacaabistiisa.

Balse,waxuu Madaxweynuhu hada booskaas uwataa Taaraan oo Baarlamaanka usoo diiday kalsoonida markii uu umagacaabay Maxkamada sare.

Xaqiiqdii waa nasiibdaro weyn hadii Taaraan loo dhiibo hay’adaas muhiimka u ah Puntland.

Rajada dib uhabaynta hay’ada Pisa waa hoosaysaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading