Madaxweyne Deni oo Shacabka Gaalkacyo la Ciiday (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi ee Gaalkacyo.

Madaxweynaha ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadweynaha Puntland, ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciida, wuxuuna bulshada ugu baaqay ka shaqeynta illaalinta Nabadda, midnimada iyo horumarka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading