Garoowe, 19, August, 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa guddoomiyey Shirka Guddiga Nabadgelyada, oo looga hadlay guud ahaan amniga iyo dardargelinta qorsheyaasha lagu horumarinayo.
Shirka oo ku qabsoomay beerta nasashada ee Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, waxaa ka qeybgalay Saraakiisha laamaha amniga , Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garowe.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.