Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo shaweeyay Mudug

Buurtinle: 07 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Buurtinle.

 

Xarfo: 07 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Xarfo.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.

 

Daarusalaam : 07 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay deegaanka Daarusalaam ee Gobolka Mudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading