Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa wacay oo taleefan kula hadlay qaar ka mid ah Bulshada magaalooyinka Qardho, Ufeyn iyo Eyl, oo uu weydiistay codkooda in ay siiyaan Ururka KAAH doorashada goleyaasha deegaanka ee degmooyinkaasi ka dhacaysa 25-October 2021.
Madaxweyne Deni ayaa noqonaya Madaxweynihii ugu horeeyay ee Puntland ka hirgeliya Doorashadda hal Qof iyo Hal cod ah.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.