Madaxweyne Deni Oo wareegtadii ugu horaysay soo saaray

Wareegtadii ugu horaysay ee kasoo baxday xaafiiska madaxweynaha la dortay ee Puntland Siciid cabdullaahi Deni,ayuu ku amray in aysan wax dhaqaale ah ka bixi karin dhamaan Wasaaradaha iyo khasnadaha dowlada.

Talaabadan ayuu Madaxweynuhu ku xaqiijinayaa hantida Umada in aan la musuqmaasuqin.

Shacabka,ayaa sood ahweeyya amarkan waxayna u arkaan talaabo muujinasya hufnaan oo bilwo wnaagsan ah.

Halkan hoose ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading